PM Xamse oo ka qaybgalay shir u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya

Published: May 7, 2024

Paired staff

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane

Raysalwasaaraha waxaa shirka ku weheliyey Wasiirada Arrimaha dibadda, Amniga, Gaashaandhigga, Waxbarashada iyo qaar kale.

Dhanka Kenya, waxaa kulanka u hoggaaminaaya Madaxwayne Ku-xigeenka Kenya Rigathi Gachagua, waxaana ku weheliyey qaar kamid ah golaha wasiirada Kenya.

Shirkan ayaa daba socda heshiisyo labada dal ay kala saxiixdeenmaalintii Isniinta.

HORSESEEED MEDIA